{DAAWO MUQAALKA} ONLF oo si adag uga Jawaabtay Itoobiya, kadib Markii ay,,,

0
145

Frinday 13-Sep-2024 {HMC} Ururka ONLF ayaa aad uga Carooday Hadal dhawaan ka so yeeray taliyaha Ciidamada Dowladda Itoobiya kaas oo ahaa in Jabhada ONLF ay taageeri jirtay Dowladda Masar oo itoobiya Xiisad kala dhaxeeyso.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here