{DAAWO MUQAALKA} Xiisad u dhaxeeyso Ciidamada PSF iyo Puntland oo ka taagan Boosaaso.

0
84

Sunday 15-Sep-2024 {HMC} Xiisad u dhaxeeyso Ciidamada PSF iyo kuwa maamulka Puntland ayaa maanta ka taagan Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here