spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Puntland oo diiday qorshe ciidamo loogu qori lahaa Maamulkaas.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo diiday qorshe ciidamo loogu qori lahaa Maamulkaas.

0
77

Khamiis 10 Oct 2024 {HMC} Wasiir ku xigeenka Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay diidan yihiin in Soomaaliya ay yeelato ciidanka qaran oo ka howlgalla meel kaste oo dalka Soomaaliyeed kamid ah.

Wasiir Alcadaala ayaa sheegay Puntland in ay si cad uga hortimid in ciidamo laga qoro degaanadooda, si ay uga mid noqdaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here