Kamala Harris oo Aqbashay Natiijada Doorshadii Looga Guuleeystay

0
75

Khamiis 7, Nov 2024 {HMC} – Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Kamala Harris oo doorashadi madaxtinimada Mareykanka ee Taladaadi kula tartanay Donald Trump ayaa Arbacadi shalay qiratay in looga badiyay tartanka.

Harris oo aheyd murashaxii xisbiga Dimoqraadiga u matalay doorashada, ayaa khudbad ay ka jeediyay Jaamacadda Howard ee magaalada Washington D.C, halkaas oo xarun u aheyd ololaheeda ka sheegtay, in sheegtay in ay wacday Trump oo ay u hambalyeysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here