{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo la wareegay amaanka Murashax C/raxmaan Cirro iyo Natiijada Doorashada oo la,,

0
77

Jimco 15- Nov-2024 {HMC} Wararka ka imaanaayo Magaalada hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in lala wareegay amaanka Murax Cabdiraxmaan Ciro kadib markii la ogaaday codadka la dhiibtay 100%70 uu ku horreyo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here