{DAAWO MUQAALKA} Haashim Dhaqane oo ah Ninkii Nairobi ku dilay Saddexii Dumar Soomaali ah oo Xog dheeraad ah Bixiyay

0
130

Sabti Nov 23, 2024 {HMC} Haashim Dhaqane Muxumed oo eedeysanaha dilalkii horraantii bishaan ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, ayaa sheegay in loo soo kireystay oo loo xilsaaray inuu dilo 3 haween ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here