Axad Nov 24, 2024 {HMC} War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee xilligan u dhaxeeya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland.