{DAAWO MUQAALKA} Maxaa Muumin dhagaxow iyo AS ku dhaxmaray Deegaanka Xalfooley.?

0
74

Axad Nov 24, 2024 {HMC} Maxamed Dhagaxow Muumin Juuqlaawe ayaa ka sheekeeyay Dagaal ku dhaxmaray deegaanka xalfooleey ee Dagmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Asiga iyo kooxda Al shabaab sanadii 2017 ka hor inta aan laga saari deegaanada Gobolka hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here