spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA Jubbaland oo soo saartay amar ku socda shirkadaha diyaaradaha dalka

Jubbaland oo soo saartay amar ku socda shirkadaha diyaaradaha dalka

0
79

Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Jubbaland, ayaa dhamaan Shirkadaha bixiya adeega Duulimaadyada fartay in ay la shaqeeyaan maareeyaasha Wasaaradda u idmatay in ay Maamulaan shaqada garoomada diyaaradaha Jubbaland.

Qoraalkan kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka dowlad goboleedka Jubbaland , ayaa imaanaya xilli guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo xilka ka qaaday maareeyihii garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey.

HOOS KA AKHRISO 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here