spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Wasiir dhuumaal Muxuu ka yiri Khilaafka DFS iyo Jubbaland.?

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir dhuumaal Muxuu ka yiri Khilaafka DFS iyo Jubbaland.?

0
205

talaado 03 Dec 2024 {HMC} Wasiirka Amniga ee Jubbaland oo maanta gaaray degmada Balad-xaawo ee Gobolka gedo ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka midtahay khilaafka xoogan ee u dhaxeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo warar ku saabsanaa in asiga ay ciidamo ay ku hareereeyeen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here