{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Dhuumaal ” Dowladda Fedaraalka waxay amartay in la isoo xiro ama aan ka baxo Jubaland”

0
122

Jimco 6, Dec 2024 {HMC} Wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa sheegay isaga oo ku sugan magaalada Beled Xaawo in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay u soo dirtay saraakiil doonayay inay xiraan kuwaasi oo u sheegay inay doonayaan inuu iskaga baxo degaanada Jubalanad uuna cambaareeyo maamulka uu hadda wasiirka ka yahay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here