Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Waxaa goordhaw gacanta lagu dhigay qaar kamid ah dadkii xasuuqay Askarta ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed .
Gudoomiyaha gobolka Shabeelada Dhexe Maxamuud Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sidan yiri “Waxaan gacanta ku dhignay qaar kamid ah dadkii dilay askartii Qaranka halka aan ku dabajirno inta hartay”.



