Talaado 31, Dec 2024 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxummed Cumar Ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda Deegaanka Dacawaleey oo uu dhawaan ka dhacay Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada Liyuu Boolis ah iyo Dadka deegaanka.



