Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle oo soo saartay digniin ku socota Hay’addaha taageeraha beeraha.

0
51

Isniin 26-May 2025 {HMC}  Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo saartay amar ku socda dhammaan Hay,addaha ka shaqeeya qeybaha Beeraha iyo Waraabka ee Gobolka Hiiraan. Qoraalkan  ayaa lagu farayaa dhammaan Haya,adaha in ay si degdeg ah iskaga soo diiwaangeliyaan Xafiiska Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee degmada Beledweyne.

Hoos ka Aqriso Qoraalka Wasaarada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here