Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Mucaaradka oo ku heshiiyay Afar Qodob. {AKHRISO QODOBADA}

0
38

Arbaco 25 June 2025 {HMC} Kulankii Madaxweynaha JFS, Guddiga Dowladda ee u xil-saaran wadahadallada iyo xubnaha Madasha Samatabixinta, waxaa la isku raacay in laga wadahadlo afar ajende oo muhiim u ah dowlad-dhiska dalka, kuwaas oo kala ah: 1-Adekeynta midnimada dalka, 2-Hanaanka dib u eegista dastuurka, 3-Amniga iyo ciribtirka argagixisada, 4-Hanaanka doorashooyinka tooska ah oo heshiis lagu yahay.

HOOS KA AKHRISO QODOBADA LAGU HESHIIYAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here