spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Markii ugu Horeeysay oo Saamaliya laga Hirgaliyay Xarunta Dayax-gacmeedka Geeska Afrika,

Markii ugu Horeeysay oo Saamaliya laga Hirgaliyay Xarunta Dayax-gacmeedka Geeska Afrika,

0
42

Axad, 29 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa maanta inuu deegaanka Haabaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Mashruuca Madaxweynaha dhagax dhigi doona ayaa isugu jira Xarunta Dayax-gacmeedka Geeska Afrika, Garoon diyaaradeed oo casri ah, Deked caalami ah, iyo Waddooyin, Isbitaallo iyo adeegyo kale oo Bulsho.

Madax iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku sugan gudaha deegaanka Haabaay oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.

Mashruucaan oo dalka looga dhawaaqay dabayaaqada bishii December ee sannadkii 2024 ayaa hadda la guda gelayaa hirgelintiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here