spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Mashaariicdii ugu Badnaa oo maanta laga Dhagax Dhigay Hirshabeele

{DAAWO SAWIRADA} Mashaariicdii ugu Badnaa oo maanta laga Dhagax Dhigay Hirshabeele

0
33

Axad, 29 June 2025 {HMC}  Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa deegaanka Haawaay waxa uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey.

Mashaariicda laga hirgelinayo waxaa ka mid ah Garoon-diyaaraddeed iyo Dekad.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa si rasmi ah u dhagax-dhiggay mashruuca garoonka diyaaraddaha kaas oo noqonayo midka ugu weyn Soomaaliya.

“Diiwaan cusub ayay u tahay Hirshabeelle iyo shacabkeeda inaan u dhaqaaqno mashaariic waa weyn oo horumarineed taas oo noo horseedi doonto guul.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ammaan u jeediyey dhammaan dhinacyada ku howlan mashaariicda kala duwan ee waqtigan ka socdo Hirshabeelle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here