Doowladda Soomaaliya oo Bilaawday Dhismaha Maamulka SSC Khatumo

0
52

 Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh)ayaa magcaabay xubnaha guddiga farsamo ee dhameystirka maamul dhiska Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Hoos Ka Aqriso Qoraalka :

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here