Israiil ayaa dishay 67 qof Falastiiniyiin oo gargaar doonanayay.

0
16
Axed July 20, 2025 {HMC} Israiil ayaa dishay 67 qof oo Falastiiniyiin ah kuwaas oo gargaar u doonanayay waqooyiga Magaalada Gaza,.
Milatariga Israiil ayaa dilay ugu yaraan 67 qof oo sugayay gawaarida xamuulka qaada ee Qaramada Midoobay waqooyiga Magaalada Gaza,
Hay’adda cunnada adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kolonyadooda 25-ka ah ee xamuulka ah “ay la kulmeen dad badan oo rayid ah oo gaajaysan kuwaas oo rasaas lagu furay, sida ay warisay BBC News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here