spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA {DAAWO SAWIRADA} Duqa Boosaaso oo guri ku wareejiyay C/laahi Xasan Cali oo...

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Boosaaso oo guri ku wareejiyay C/laahi Xasan Cali oo baahiyaha gaar ah qabo.

0
32

Monday 11, August 2025 {HMC} Dr Cabdiraxmaan Cabdullahi Cali oo ah Duqa cusub ee Magaalada Bosaaso ayaa guri hanti ah ku wareejiyey Cabdulaahi Xasan Cali oo labadiisa lugood ku waayey shaqo ay u dirtay dowladda hose sanadkii 2023.

Shaqada uu lugihiisa ku waayay ayaa aheyd duminya dhismayaal sharcidaro ah oo laga dhistay hareeraha wadooyinka Magaaladaas.

Talaabadan uu qaaday Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso ayaa ah mid dhiiri gilineyso howlwadeenada kale ee ka shaqeeya Dowladda hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here