spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Taliye Asad Diyaano oo la kulmay Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed...

{DAAWO SAWIRADA} Taliye Asad Diyaano oo la kulmay Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed oo Maanta la jir dilay.

0
27

Arbaco, 24 Sep 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay caawa Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed oo Ciidamada Amaanka qaybtood hadda u xiran jirdil u geysteen.

Aabaha iyo Hooyada Soomaaliyeed ayuu Taliyuhu ka raaligeliyey dhacdada xad gudubka ah ee loo geystay waxaana uu ku macneeyey falka dhacay mid ka baxsan anshaxa iyo sharciga ciidanka.

Taliye Asad waxaa naga go’an Ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta iyo la xisaabtanka cid kasta oo ka tirsan ciidanka ee jebisa sharciga ama ku xadgudubta masuuliyadda loo dhiibay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here