spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS DFS Maxay ka caawisay Puntland oo dagaal kula jirto Daacish.?

DFS Maxay ka caawisay Puntland oo dagaal kula jirto Daacish.?

0
23

Arbaco, 24 Sep 2025 {HMC} Anagu diyaar ayaan u nahay, una ahayn laakiin wax weyn oo baahi ah oo ay noosoo guydbisay Puntland oo maxalli ah ma jiraan ayuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhanka kale sheegay in ciidan dolwadda Soomaaliya ka amar qaata uu joogo Puntland ,waqti kastana diyaar u ah in ay dagaalka galaan laakin sida aan horey kuugu sheegay buu yiri dadka jooga goobta dagaalku ka socdo ayaga ayaa u madaxbannaan go’aandooda.” 100% ayaan Puntland ku garab taaganahay dagaalka ay Daacish kula jirto, caalamkana waan u sheegeynaa, oo caalmka, halkan Al shabab naga kaalmeeyo ayaa xaggana nagu kaalmeeyo in Daacish laga adkaado.

Madaxwyenaha ayaa sheegay in dagaalkaas Daacish ay u arkaan dagaal khatar ku ah jiritaanka Soomaalida iyo Soomaaliya wixii aan kari karna ka hagranmeyno haddii Alle yiraa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here