Waddamada ay ka soo jeedaan dadka la socda doomo ku sii jeeda Qasa oo La shaaciyay.

0
35

Arbaco 1 Oct, 2025 {HMC} Waddamada ay ka soo jeedaan dadka la socda doomo ku sii jeeda Magaalada Qasa oo doonaya inay jebiyaan goโ€™doominta Qasa ay israaiil ku soo rogtay.

Dadka ayaa Waxa ay iskugu jiraan xildhibaanno iyo shaqsiyaad kale oo caan oo halis ugu jira inay gacanta ku dhigto Israa|l oo bilowday dhaqdhaqaaqyo ay doomahan ku xakameynayso.

Liiska , wuxuu muujiyay inaysan carabtu wax dan ah ka lahayn dhaqdhaqaaqan ;
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Tรผrkiye: 56
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Spain: 49
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น Italy: 48
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท France: 33
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ณ Tunisia: 28
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ Malaysia: 27
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ท Greece: 26
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ United States: 22
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Germany: 19
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ Switzerland: 19
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ Algeria: 17
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ช Ireland: 16
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง United Kingdom: 15
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Brazil: 14
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Sweden: 10
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ Netherlands: 10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here