spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS CIA da oo hawlgal sirdoon oo qarsoodi ah ka fulinayso gudaha dalka...

CIA da oo hawlgal sirdoon oo qarsoodi ah ka fulinayso gudaha dalka Venezuela.

0
18

Arbaco, 15, Oct  2025 {HMC} Trump ayaa ansixiyay hawlgal sirdoon oo qarsoodi ah oo ay CIA ka fulinayso gudaha dalka Venezuela, sida uu sheegay wargeyska New York Times.

Warbixinta , waxaa kaloo lagu sheegay in go’aankan cusub uu yimid xilli ciidanka Maraykanka ay diyaarinayaan qorshayaal uu Trump ka fiirsanayo, kuwaas oo ay ku jiraan suuragalnimada weerarro toos ah oo lagu qaado Venezuela.

Oggolaashaha hay’ad sirdoon inay howlgal ka fuliso gudaha dal kale, taasi waxay ka dhigantahay in loo fasaxay fulinta dilal, abaabulka kacdoon iyo ficillo dhaawacaya dalka ay ka howlgallayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here