spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Putin oo uga digay Mareykanka inuu Ukraine ku wareejiyo gantaallada riddada dheer.

Putin oo uga digay Mareykanka inuu Ukraine ku wareejiyo gantaallada riddada dheer.

0
32

Jimco 24, Oct 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Ruushka Vladimir Putin
ayaa maanta uga digay Dowladda Mareykanka in uu Dowladda Ukraine ku wareejiyo gantaallada riddada dheer ee loo yaqaano Tomahawk.

Madaxweyne Putin waxaa uu sheegay haddii dhulka Ruushka gantaalka lagu weerarro inuu Ruushka ,markaa jawaabtiisa ay noqon doonto mid khatar badan oo wax baabi’isa.

Hadalka Putin waxaa uu u muuqadaa in uu u jawaabi doono Mareykanka taas oo Aduunyada ku keeni karto qatar weyn, madaama aan la ogeyn jawaabta Ruushka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here