spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Putin oo tagay jiidaha hore ee dagaalka ay kula Jiran Ukraine.

Madaxweyne Putin oo tagay jiidaha hore ee dagaalka ay kula Jiran Ukraine.

0
30

Axad, 26,October 2025 {HMC} Madaxweynaha Dalka Ruushka , Vladimir Putin oo xiran dharka milatariga ayaa maanta tagay jiidaha hore ee dagaalka Ukraine ,

Vladimir Putin ayaa jiida hore wuxuu kula kulmay saraakiisha milatariga wadanka Ruushka oo tusay in ka badan toban kun oo askarta Ukraine oo ay ciidanka Ruushka ku go’doomiyeen labo aag oo dagaalka uu ka socdo , sida uu baahiyay telefishinka Dalka Ruushka ee RT.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here