spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ruushka oo Uganda ku wareejiyay qalab ciidan.

Ruushka oo Uganda ku wareejiyay qalab ciidan.

0
29

Talaado, 28, Oct 2025 {HMC} Dowladda Ruushka ayaa dalka Uganda ku wareejiyay qalab ciidan oo qiimihiisu dhan yahay $53 milyan oo doolar.

Qalabkan ayaa la sheegay inuu ka koobanyahay gaadiid dagaal, hub culus, iyo nidaamyo isgaarsiineed oo casri ah, kuwaas oo lagu xoojinayo awoodda difaaca ee ciidamada Dalka Uganda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here