Kooxda RSF ee ka dagaalanta Suudaan oo labo kun oo rayid ah dil iyo kufsi ugu geysteen.

0
29

Arbaco 29 Oct 2025 {HMC} Ciidanka kooxda RSF ee ka dagaalanta Wadanka Suudaan, ayaa lagu warramayaa inay labo kun oo rayid ah (2,000) dil iyo kufsi ugu geysteen magaalada Al-Fashir , keliya labo maalin gudahood, kaddib markii ay gudaha u galeen magaalada xarunta u ah waqooyiga gobolka Darfur ee Al-Fashir,sida ay werisey Al Jazeera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here