spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA Madaxweynaha Shiinaha oo hadyad ahaan u siiyay madaxweynaha Koonfur Kuuriya telefoonka Xiaomi.

Madaxweynaha Shiinaha oo hadyad ahaan u siiyay madaxweynaha Koonfur Kuuriya telefoonka Xiaomi.

0
36

Axad Nov 02, 2025 {HMC} Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa hadyad ahaan u siiyay madaxweynaha Koonfur Kuuriya , Lee Jae-myung telefoonka Xiaomi oo suuqyada kula tartamaya IPhone-ka , balse waxa xiisaha leh waa in labada hoggaamiye ay wadaageen hadallo ay ku muujinayaan muhiimada amnigooda, si ay basaasnimo uga hortagaan.

Xi wuxuu yiri: “Adiga iyo xaaskaga ayaan ugu talagalay, waadna iska hubin kartaa haddii wax lagu dhex qariyay.”

Lee Jae-myung ayaa weydiiyay: “Waxaan rajeynayaa inuu yahay mid amni ah“
Xi Jinping ayaa ugu jawaabay: “Adiga ayaa hubinaya in uusan backdoor ku jirin.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here