Talaado Nov 18, 2025 {HMC} Madaxweyne Trump ayaa soodhoweyntii ugu sarreysey ee Mareykanka ku qaabiley, Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Careebiya, Maxamed Salmaan, iyada oo lagu qaabiley diyaaradaha millateriga, Fardo & maamuus heer-sare ah.
Trump, ayaa hab-maamuus sare ku soo dhaweeyay dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga , Maxamed Bin Salmaan ku soo dhaweeyay Aqalka Cad.






