Khamiis 11, Nov 2025 {HMC} Booliiska Dowladda Turkiga ayaa baahiyay howlgal ka dhacay koonfurta gobolka Hatay oo ay ku soo qabteen nin saddex sanno baxsad ahaa oo maxkamaddii 77 sanno oo xabsi ah horey ugu xukuntay, isagoo lagu helay khiyaano qaran.
Ciidanka Booliiska Dalka Turkiga ayaa ninkan gacanta ku dhigay iyagoo isku ekeysiiyay kooxaha adeegga guryaha geeya.






