Goโ€™aanka Maamulka Trump ee Soomaalida Minnesota beegsanaya yuu saameyn karaa.?

0
26

Axad 23, Nov 2025 {HMC} Mase laga yaabaa in la tarxiilo Soomaali badan oo hadda aan sharci buuxa ku heysan Mareykanka?

Inta hadda haysata sharcigan KMG ah -๐“๐ž๐ฆ๐ฉ๐จ๐ซ๐š๐ซ๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐ž๐ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ฎ๐ฌ- (๐“๐๐’) guud ahaan Mareykanka waa (๐Ÿ,๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ•,๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ“) tiro ku dhow ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง iyo ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ oo kun.

Dadkaas waxa ay xaq u leeyihiin in aan la tarxiilinin shaqeysanna karaan.

Dalalka muwaadiniintooda loo oggol yahay in sharcigan KMG ah lasiiyo tiradoodu waa ๐Ÿ๐Ÿ• ๐๐š๐ฅ. Sagaal waddan oo 17-kaas kamid ah sanadkan ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-ka ayaa laga joojiyay oo meesha laga saaray (๐“๐„๐‘๐Œ๐ˆ๐๐€๐“๐„๐ƒ).

Hadda waxaa 9-kaas dowladood kusoo biiraya ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Dalka Haiti oo kamid ahaa 9-ka dal ee horey looga joojiyay TPS waxaa fulinta goโ€™aankaas dib u dhigay garsoore heer Federaal ah.

๐’๐ข๐๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐“๐๐’ ๐ก๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ฒ ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง:
Gobolka ๐Œ๐ข๐ง๐ง๐ž๐ฌ๐จ๐ญ๐š waxa uu ku jiraa kaalinta ๐Ÿ๐Ÿ๐š๐š๐. Waxaa ku nool ๐Ÿ–,๐Ÿ“๐ŸŽ๐ŸŽ.

Tiradaas Soomaalidu waxa ay ka tahay ๐Ÿ•๐ŸŽ๐Ÿ“ oo keliya.

Soomaalida waa waddanka ugu tirada yar 17-ka dal ee muwaadiniintooda loo oggol yahay sharcigan KMG ah. Waxaa ka hooseeya laba dal oo keliya ๐’๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐’๐ฎ๐๐š๐ง: ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ qof iyo ๐‹๐ž๐›๐š๐ง๐จ๐ง ๐Ÿ๐Ÿ’๐ŸŽ qof oo keliya.

Kaalinta 1aad waxaa ku jira ๐…๐ฅ๐จ๐ซ๐ข๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐Ÿ’๐ŸŽ๐Ÿ‘,๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ“) ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ง๐ฎ๐ฌ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง.
Kaalinta 2aad waxaa ku jira ๐“๐ž๐ฑ๐š๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ•,๐ŸŽ๐Ÿ–๐ŸŽ) ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐š๐š๐ ๐Ÿ๐Ÿ“๐ŸŽ๐ค๐ฎ๐ง.
Kaalinta 3aad waxaa ku jira ๐๐ž๐ฐ ๐˜๐จ๐ซ๐ค ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐Ÿ—๐Ÿ–,๐Ÿ๐Ÿ“๐ŸŽ) ๐ข๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐ค๐ฎ๐ง.
Kaalinta 4aad waxaa ku jira ๐‚๐š๐ฅ๐ข๐Ÿ๐จ๐ซ๐ง๐ข๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐Ÿ•๐Ÿ—,๐Ÿ‘๐Ÿ๐ŸŽ) ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐š๐š๐ง ๐Ÿ–๐ŸŽ๐ค๐ฎ๐ง.
Kaalinta 5aad waxaa ku jira ๐†๐ž๐จ๐ซ๐ ๐ข๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ (๐Ÿ“๐ŸŽ,๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ) ๐Ÿ“๐ŸŽ๐ค๐ฎ๐ง.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muddo-xileedkiisi hore isku dayay in uu meesha ka saaro sharcigan, waxa uu isku daygiisii ugu horreeyay TPS-ka uga joojiyay waddamada ๐„๐ฅ ๐’๐š๐ฅ๐ฏ๐š๐๐จ๐ซ, ๐‡๐จ๐ง๐๐ฎ๐ซ๐š๐ฌ, ๐๐ž๐ฉ๐š๐ฅ, ๐๐ข๐œ๐š๐ซ๐š๐ ๐ฎ๐š, ๐š๐ง๐ ๐’๐ฎ๐๐š๐ง.

Laakiin fulinta goโ€™aankaasi ayaa wajahay caqabado dhinaca sharciga ah, markii dambena waxaaba ka takhallusay maamulkii ๐๐ข๐๐ž๐ง.

Goโ€™aankan cusub ee Soomaaliya khuseeya ayaa laga yaabaa in ay maxkamado kahor yimaadaan ama ugu yaraan muddada dhaqan-galkiisa dib u dhigaan.

W/Q Jacfar Kukay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here