spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Malaysia oo dib u bilaawday raadinta Diyaaradii Bur burtay ee Malaysia...

Dowladda Malaysia oo dib u bilaawday raadinta Diyaaradii Bur burtay ee Malaysia Airlines.

0
13

Arbaco, 3 Dec 2025 {HMC} Wasaaradda Gaadiidka ee Malaysia ayaa ku dhawaaqday in markii ugu horreysay muddo ka badan toban sano kadib, dib loo bilaabi doono raadinta diyaaraddii la waayay ee Malaysia Airlines Flight MH370.

Diyaaraddan oo ahayd Boeing 777-2H6ER, waxa ay sidday 227 rakaab ah iyo 12 shaqaale markii ay ku luntay Badweynta Koonfureed ee Hindiya sanadkii 2014, xilli ay ku jirtay duulimaad caadi ah oo ka ambabaxay Kuala Lumpur kuna wajahneyd caasimadda Shiinaha ee Beijing.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here