Khamiis, 4 Dec 2025 {HMC} Maxamed Mostafa ElBaradei, oo horey usoo noqday madaxweyne ku-xigeenka Masar iyo agaasimihii hore ee hay’adda Tamarta Atomikada Qaramada Midoobay ayaa ka falceliyay hadallada ka dhanka ah Soomaalida oo Trump ka soo baxaya ayaa yiri ;
“Marka uu madaxweynaha Maraykanka, Trump, uu soo baxo oo uu shacab Carbeed iyo dal Carbeed (Soomaaliya) ku tilmaamo qashin, miyaanay waajib ahayn in ay jirto jawaab adag oo rasmi ah oo ka timaada dalalka Carabta iyo Jaamacadda Carabta? Haddii aynaan nafteena qadarin, cid kale ina ma qadarin doonto.”




