“Türkiye waxay si rasmi ah u billowday dhismaha saldhiggeeda hawada sare ee Soomaaliya.”

0
25

Jimco 12, Dec 2025 {HMC} “Turkigu wuxuu Soomaaliya ka dhisanayaa garoon hawada sare oo ku yaal meel u dhow Dhulbaraha (Equator-ka).

Haddii aad leedahay xeeb ku fidsan badweyn, waxaad samayn kartaa meel laga gano dayax gacmeedka. Adduunka waxaa jira 12 goobood oo noocaas ah. Mid kaliya ayaa haray, midka ugu wanaagsanina waa kan Soomaaliya laga hirgelinayo. Dowladda Turkiga ayaa halkaas ka bilowday dhismaha.

Türkiye waxay yeelan doontaa 30 by 30 kiiloomitir oo saldhig hawada sare ah. ROKETSAN sidoo kale way adeegsan doontaa. Mustaqbalka, waxaan hiigsaneynaa in aan halkaas ka hawlgelinno gantaalladeenna aan iskeena u soo saarnay.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here