Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Kismaayo.

0
11

Arbaco 17, Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam.

 

Madaxweyne dani ayaa Kismayo u tagay ka qeeyb galka shirka ay ku dhawaaqeyn Mucaaradka Soomaaliya kaasi oo maalinta bire ah ka furmayo Magaaladaasi.

 

Masuuliyiin kala duwan ayaa la filayaa in ay manta gaaran Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here