Sabti, 20. Dec 2025 {HMC} Madaxweynuhu hadduu muddo bil ah ku furi waayo wada-hadal doorasho… waxa goluhu diyaarinayaa doorasho uu dalka ka qabanayo.”
“Shirweynuhu wuxuu ugu baaqayaa Madaxweyne Xasan Sheekh in uu muddo bil gudaheed ah oo ku eg 20ka January 2026 isugu yeero saamileyda siyaasadeed ee Dalka si looga heshiiyo doorasho xilligeeda ku dhacda oo waafaqsan mabaadii’da ku xusan qodobka
5aad.”





