Qaramada Midoobeey oo kordhiyay mudada AUSSOM ilaa December ee 2026.

0
23

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobeey ayaa kordhiyay mudada AUSSOM ilaa December ee 2026.

Dhankale 15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa isku raacay in la xiro xafiiska UN ee Soomaaliya oo jiray tan iyo sanadkii 1991.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dowladiisa ayaa mudo raadinaayay go’aanka xirista xafiiskaan oo awood dheeri ah lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here