spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Israa’iil oo mushaar bille ah siiso saddex kun oo dagaalyahanno ka tirsan...

Israa’iil oo mushaar bille ah siiso saddex kun oo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al Harji.

0
25

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Wargeyska Mareykanka ka soo baxa ee
Washington Post ayaa daahqaaday inay Israa’iil mushaar bille ah siiso saddex kun oo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al Harji oo sheegta inay difaacaan bulshada Druze ee deggan koonfurta Suuriya ,

Warbixinta ayaa xaqiijisay inay Israa’iil sidoo kale kooxdan hub u dirto, halka sidoo kale tababbaro milatari la siiyo.

Wargeyska wuxuu sheegay , in ujeeddadu tahay kooxaha Druze inay goostaan dhulalka ay degganyihiin ee dalalka, Suuriya , Lubnaan iyo Ciraaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here