spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madashada samatabixinta Soomaaliya ayaa soo Saaray Baaq deg deg ah kadib Aqoonsigii...

Madashada samatabixinta Soomaaliya ayaa soo Saaray Baaq deg deg ah kadib Aqoonsigii israaill ee Somaliland.

0
35

Jimco 26 Dec , 2025 {HMC} Madashada samatabixinta oo ay ku mideysanyihiin hoggaamiyeyaasha siyaasadda ayaa ku baaqay midnimo qaran, iyagoo ka soo horjeestay go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland oo ay ku sheegeen inay meel ka dhac ku tahay madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here