spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Koonfurta Suudaan oo loo soo bandhigay inay noqoto dalka xiga Israa’iil ee...

Koonfurta Suudaan oo loo soo bandhigay inay noqoto dalka xiga Israa’iil ee aqoonsan kara Somaliland.

0
21

Sabti 27,Dec 2025 {HMC} Koonfurta Suudaan oo loo soo bandhigay inay noqoto dalka xiga Israa’iil ee aqoonsan kara Somaliland ayaa soo bandhigtay mowqifkeeda ku aaday arrimahaa.

Wasiirka arrimaha dibadda Koonfurta Suudaan, Simaya Kumba oo maanta telefoon kula hadlay dhiggiisa Soomaaliya uu sheegay inay Koonfurta Suudaan taageersantahay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here