spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka dalbatay Qaramada Midoobay.

Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka dalbatay Qaramada Midoobay.

0
30

Sabti 27,Dec 2025 {HMC}  Soomaaliya oo ka dalbatay kulan deg deg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Ujeedka kulanka ayaa ah go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland.

Dhaqdhaqaaqa ka socda xarunta golaha ammaanka waxaa muuqanaya Mareykanka inuu qaadanayo mowqif dhex dhexaad ah

Waxay Soomaaliya doonaysa in la cambaareeyo oo laga soo horjeesto go’aanka Israa’iil, isla markaana la taageerro madax bannaanideeda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here