spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Midawga Yurub oo ka soo horjeestay Aqoonsiga Somaliland ee Israaiil.

Midawga Yurub oo ka soo horjeestay Aqoonsiga Somaliland ee Israaiil.

0
25

Sabti 27,Dec 2025 {HMC} Midowga Yurub (EU) wuxuu mar kale adkeynayaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida ku cad Dastuurkeeda, Axdiyada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.

Arrintani waa furaha nabadda iyo xasilloonida guud ee Geeska Afrika.

Midowga Yurub wuxuu ku dhiirrigelinayaa wada-hadal macno leh oo u dhexeeya Soomaaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya si xal waara loogu helo khilaafaadka muddada dheer taagnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here