spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee gobolka Banaadir.

0
24

Axad 28, Dec 2025 {HMC} Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa madaxtooyadda ku qaabbilay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee ka dhacday gobolka Banaadir— wax ka yar 24 saac kadib markii uu natiijo la’aan ku soo dhammaaday wadatashi uu la yeeshay madasha samata-bixinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka

Kulankan siyaasadeed ayaa loo fasiran karaa inuu madaxweynuhu ku wargelinayo siyaasiyiinta mucaaradka in xaalad kasta ajandihiisa doorashada ay mudnaan leeyihiin, taa oo meesha ka saari karta in marxaladan lagu jiro uu madaxweynuhu diiradda saari karo tallabooyin hoos u dhigaya khilaafka si loo helo aragtiyo mideysan oo lagu wajaho marxaladda uu dalka wajahayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here