spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Koox Iran ah oo Jabsatay Telefoonka xoghayaha xafiiska RW Israa’iil ee Netanyahu.

Koox Iran ah oo Jabsatay Telefoonka xoghayaha xafiiska RW Israa’iil ee Netanyahu.

0
20

Axad 28, Dec 2025 {HMC} Koox internetka wax ku jabsata oo ka soo jeeda Iiraan , ayaa maanta shaaciyay inay jabsadeen telefoonka xoghayaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Israa’iil,Netanyahu.

Kooxdan ayaa sheegtay inay heleen xogta amniga ee Netanyahu, muuqaallo ay ku jiraan danjireyaal shisheeye, iyo dhammaan xogta xiriirrada. Sidoo kale waxay telefoonka ka dhex heleen muuqaal laga duubay safiirka Ruushka u fadhiya Telaabiib oo sheegaya ; “ Ruushka iyo Israa’iil, waa saaxiib.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here