Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay dagaal cusub ee ka dhan ah Iran.

0
28

Isniin 29, Dec 2025 {HMC}  Madaxweyne Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay dagaal cusub oo ka dhan ah Iiraan, isagoo yiri:

“Haddii Iiraan sii waddo barnaamijkeeda gantaallada, haa — waxaan taageerayaa in la weeraro. Haddii ay sii waddo barnaamijkeeda nukliyeerka, weerarku waa inuu noqdaa mid degdeg ah.”

Hadalka wuxuu muujinayaa dagaal lagu qaado Iiraan inuu ku xiran yahay Netanyahu , haddii xog sirdoon oo muujinaysa gantaallada iyo nukliyeerka Iiraan in horumarin uu ku socdo lagu qanciyo Trump.

Si kastaba nuxurka hadalka ; waa la weerarraya Iiraan , ama waa inay is dhiibtaa!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here