spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Soomaaliya ayaa la safatay Sucuudi Careebiy. kana soo horjeesatay Imaaradka.

Dowladda Soomaaliya ayaa la safatay Sucuudi Careebiy. kana soo horjeesatay Imaaradka.

0
31

Talaado 30 Dec 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa la safatay Sucuudi Careebiy. kana soo horjeesatay Imaaradka.

iyada oo xaqiijisey midnimada iyo wadajirka Yemen, tan oo looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa Imaaraadku taageero ee koonfurta Yemen.

Warkan oo lagu daabacay Wakaaladada Wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa muujinaayo in markii ugu horeysay Dowladda Soomaaliya ay ka soo horjeesatay Imaaradka Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here