spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxii qeybta cilmi-baarista sirdoonka milatariga Israa’iil oo Geeriyooday.

Madaxii qeybta cilmi-baarista sirdoonka milatariga Israa’iil oo Geeriyooday.

0
27

Khamiis 1, Jan 2026 {HMC} Madaxii qeybta cilmi-baarista sirdoonka milatariga Israa’iil, Jen. Amit Sa’ar ayaa maanta la shaaciyay inuu u geeriyooday kansar maskaxda ah oo si daran u saameeyay.

Sargaalkan maanta geeridiisa la shaaciyay ayaa Xilkan waxaa loo magacaabay sannadkii 2020 illaa uu shaqada joojiyay bishii April ee sannadkii 2024, sida ay werisey Israel Hayom.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here