Hoggaamisa mucaaradka Venezuela oo iska Diiday in ay Badasho Madaxweyne Maduro.

0
28

Axad  4, Jan 2026 {HMC} Wargeyska New York Times , ayaa xubno ku dhow Trump ka soo xigtay inuusan dooneyn haweenayda hoggaamisa mucaaradka Venezuela, María Corina Machado oo ku guuleysatay billada nabadda ee Nobel-ka inay noqoto hoggaamiyaha beddelaya Maduro,

iyadoo warbixintu intaa ku dartay haddii xataa haweenayday ay iskudayday inay taageerro ka hesho Trump oo hadalladiisa ku dayatay isla markaana u hibeysay abaalmarinta nabadda ee Nobel isaga, wali Trump wuxuu u arkaa mid aan lahayn awood ay ku hoggaamiso Venezuela.

Hoggaamiyaha xiga ee Venezuela, wuxuu ka imaanaya kalsoonida shirkadaha shidaalka Mareykanka ee iyagu ballanqaadka dhaqaale siiyay Trump.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here