Madaxweynaha Venezuela oo maalin ka hor ay ciidanka Mareykanka ka soo afduubteen ayaa la horgeynaya maxkamad.

0
22

Isniin 06 Jan 2026 {HMC} Madaxweynaha Venezuela , Nicolas Maduro oo maalin ka hor ay ciidanka Mareykanka ka soo afduubeen caasimadda Venezuela ee Caracas ayaa maanta isaga iyo xaaskiisa waxaa la horgeynaya maxkamadda , iyadoo muuqaal la baahiyay ay ka muuqanayeen ciidan badan oo ilaalinaya , kuwaasoo diyaarad qumaatiga u kacda maxkamadda ku geynaya.

Maduro iyo xaaskiisa maanta ayay maxkamadda ka jeedinayaan hadallada ay isaga difaacayaan eedeymaha lagu soo oogay , hase yeeshee waxay maxkamadeyntooda qaadan doontaa ugu yaraan hal sanno, ka hor inta aan dacwadda la horgeyn guddi xeerbeegti ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here